Video:- Halkee marayaa dhismaha garoonka Cawaale Ee Gaalkacyo

Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Puntland mudane jaamac faarax muuse ducaale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay booqday garoonka kubada cagta ee Cawaale Stadio ee Magaalada Gaalkacyo.

Wafdiga wasiirka ayaa waxaa Garoonka kusoo dhoweeyey maamulka gobolka mudug duqa degmada Gaalkacyo, gudoomiayah cayaaraha ee gobolka mudug, gudiga dhismaha garoonka cawaale iyo injineerada dhisaya garoonka.

Halkan ka daawo Muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading