Video:-Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Somaliya oo Gaashaanka ku dhuftay heshiiskii Somaliland iyo imaaraadka Carabta

Hanti dhawraha guud ee Soomaaliya ayaa ku tilmaamay heshiiskii Somaliland la gashay Imaaraadka Carabta ee saldhiga milatari looga dhisayo magaalada Berbera mid xadgudub ku ah qarannimada Soomaaliya.

Sidoo kale Hanti dhawruhu wuxuu ku eedeeyay xubno ka tirsan dawladda waqtigeedu dhamaaday ee Soomaaliya inay wax ka ogaayeen heshiiskaasi,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Hanti dhawraha Guud ee Qaranka Somaliya oo Gaashaanka ku dhuftay heshiiskii Somaliland iyo imaaraadka Carabta"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading