Video:-Hawlgalka AMISOM ee Somaliya oo mudo kordhin helay

Golaha Amaaanka Qaramada Midoobay wuxuu isku raacay in muddo sagaal bilood ah lagu kordhiyo waqtiga ay dalka joogayaan ciidammada ka socda Midowga Afrika ee AMISOM , iyadoo sabab looga dhigay si ay u taageeraan amniga doorashooyinka Soomaaliya ee qorshaysan 2020/2021.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading