Video:-Hindiya oo lagu dhaliilay sida ay ula dhaqantay Shacabkeeda

Dowladaha reer Galbeedka ee xareeyay Dadkooda waxay damaanad qaadeen noloshoodii,Caafimaadkoodii iyo waliba ganacsiga khasaaraha soo gaari kara oo qiyaas ahaan dhaqaale lagu baritaaro mudo dhawr bilood ah loo qoondeeyay.

Dowlada Hindiya,iyadoo isku muujinaysa nidaam guulaystay ayay talaabooyinkaas oo kale ku dhaqaaqday.

In badan oo Dadka Hindiya ka mid ah Hoy ma haystaan,halka inta badan ayba ku adag tahay lasoo bixida nolol maalmeedka caadiga ah.

Shacab aan waxba lagu darsan noloshooda in amaro la dul dhigo waa qayb ka mid ah musuqa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading