Video:-Hir-shabelle oo qaadacday shirka somalida ee london

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar kadib markii toddobaaydadii la soo dhaafay uu ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Cosoble iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele Cali  Cabdulaahi Xuseen ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ku soo dhoweeyay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeele Shiikh Cismaan Barre iyo labadiisa ku xigeen iyo madax ka tirsan labada gole ee dowlad goboleedka Hirshabeelle,.

Dhanka kale Madaxweyne Cosoble ayaa sheegay in aysan Hir-shabelle ka qaybgali doonin shirka london,hoos ka daawo muuqalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading