Video:-Hogaamiyaha Tigreega oo hanjabaad udiray Abiy.

Hogaamiyaha TPLF Debresion Gabre Mikael, ayaa sheegay in halgankooda ay sii wadayaan ilaa ay afka ciidda u daraan Maamulka Abiy.

Telefishiinka Tigraay,ayaa baahiyey wareysi ay la yeesheen hoggaamiyaha TPLF Dabresion Gabre-Mikael.

Hoggaamiyaha wuxuu sheegay Ciidamada cadowga uu ay iska caabbin doonan ayna guulo wax ku ool ah ka soo hoyin doonaan.

Labadii bilood ee ugu dambeeyey TPLF guulo tira badan ayey dagaalka ka soo hoysay,iyaga oo dhul badanna ka qabsaday Dowlada Abiy.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading