Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay war rasmi ah kasoo saartay heshiiskii dhawaan dhexmaray Dowlada Fadaraalka Somaliya iyo Dowladda Fadaraalka Itoobiya,kaas oo Afar ka mid ah Dekedaha Somaliya loogu saxiixay in lagu wareejiyo Dowladda Itoobiya,hoos ka daawo muuqaalka.
halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.