Horjoogayaal ka tirsanaa kooxda Argagixisada Daacish,ayaa isku soo dhiibay Dowladda Puntland waxaana lagu soo bandhigay Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Horjooge Muhanad Cabdulaahi oo katirsanaa Kooxda Daacish una dhashay Wadanka Suudaan ayaa sharaxaya qaabkii uu ugu biiray Argagixisada iyo sababta keentay in uu kasoo baxsado iskuna soo dhiibo Dowladda Puntland. pic.twitter.com/zDRUOFNyef
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) July 1, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.