Video:-Ilaaladii Jawaari Oo la xiray iyo taliska miltariga fadaraalka Oo ka hadlay

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka oogan xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka ka dhanka ah gudoomiyaha baarlamanka, Maxamed Cismaan Jawaari.

Xalay, ciidmada ammaanka ayaa xarunta Villa Hargeysa ka xir-xiray ciidamo ilaalo u ahaa gudoomiyaha baarlanaka oo lagu eedeeyay inay shalay si sharci darro ah ku galeen gudaha baarlamanka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading