Video:-Ilhaan Cumar oo gaartay Gobollada Bari Ee Puntland

Ilhaan Omar
iyo wefti balaaran oo ka socda Dowladda Puntland,ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey Degmada Dhudhub ee Gobolka karkaar.

Ilhaan,ayaa maalmahan boiqasho ku joogta Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading