Video:-Ina Calool Geel oo ciidamada sirdoonka Puntland ay gacanta ku dhigeen

Cabidrisaaq Tahliin Ina Caloolgeel madaxii dhaqaalaha iyo Loojistikada ee al-Shabaab ayaa la xaqjiiiyey in la qabtey isaga iyo saddex qof oo kale, waxaana lagu qabtey meel kamid ah gobolka Mudug.

Ninkan ayaa kamid ahaa kuwii lagu eedeeyey in ay ka danbeeyeen dagaaladii dhex-marey Galmudug iyo Puntland, dilal aad u badan oo ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo iyo weliba qaraxii suuqa Dayax ee Gaalkacyo,hoos akd aawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading