Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa yiri “Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya [Maxamed Xuseen Rooble], hay’adda shaqaalaha ee jimciyada quruumaha ka dhaxeysa ayuu [halkan] madax uga ahaa, saddex wasaaradood oo la shaqeynaayry ayaa isku raacay in uusan ahayn masuul qaran iyo umad u joogi kara”.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.