Video:-Intee le’eg yahay khasaaraha ka dhashay Dabka Fadhisamo Bosaso?

Si fiican,ayaa looga hawlgalay Dabka kacay Xarunta Ganacsiga Fadhisamo Bosaso.

Dowlada hoose iyo Ciidanka amaanku,waxay muujiyeen gurmad sare.

Inkastoo la xakameeyay Dabka oo uusan gaarin Goobo kale oo Ganacsi,hadana Gaari Bareeg qaban kari waayay,ayaa dilay Hal Qof,dhaawacayna 6-kale.

Dowlada hoose ee Bosaso sida ay ugu diyaar garowday Dabka,ayaa mudan bogaadin.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading