Video:-IRAN oo u digtay Maamulka Donald Trump

Wasiirka arrimaha dibadda ee Javad Zarif, ayaa sheegay in Trump uu kicin sameynayo ka dib gantaal ay Iran dhowaan tijaabisay oo caag ahaa.

Wuxuu u digay Mareykanka oo uu u sheegay in aysan cunna qabateyn saari karin xukuumadda Tehran.

Zarif ayaa tilmaamay in tallaabo la mid ah ay qaadidoonaan, haddii xayiraad lagu soo rogo.

Mr Zarif wuxuu ka qeybgalay kullankii amniga ee Munich.

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka ayaa Iraan ku tilmaamay “maalgeliyaha ugu sareeya ee argagixisada”.

Iraan oo heshiis kula jirta maamulkii Obama ayaa hadda u muuqata inay si weyn isaga soo horjeedaan maamulka Donald Trump,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Hakan ka daawo muuqaalka

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-IRAN oo u digtay Maamulka Donald Trump"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading