Waxaa maanta oo sabti ah isbadal lagu sameeyay Maxkamadaha racfaanka ee gobalka Banaadir iyo tan gobalka ,kadib markii wareegto ka soo baxday Xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed.
Sidoo kale 14 degmo oo ka mid ah gobalka Banaadir ayaa waxaa loo magacaabay gudoomiyeyaal Maxkamadeed.
Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi Gudoomiyaha Maxkamada racfaanka ee gobalka Banaadir ayaa waxaa uu u aqriyay wareegta ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha maxkamada Sare ee dalka,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.