Video:-Isimada Puntland oo War Ka Soo Saaray Ammaanka Doorashada 8 January

Doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019 ayaa maraysa meel xasaasi ah waxaana maalmihii ugu dambeeyey isa soo tarayey cabashada musharixiintu ka gudbinayeen ciidamada sugaya ammaanka doorashada Puntland.

Isimada dhaqanka ee ugu waaweyn deegaamada Puntland ayaa maanta Garoowe kulan albaabadu u laaban yihiin isla markaana lagu gorfayeynayey ammaanka guud ee Puntland gaar ahaan doorashada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading