Video:-Ismaaciil Hurre Buubaa”farmaajo waxaa iiga muuqata in uusan hayn taladii uu uga gudbi lahaa siyaasadii ku kaliftay in uu iscasilo”

Wasiirkii hore ee  Arimaha Dibada Soomaaliya Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Doorashada Maxamed Cabdulaahi farmaajo.

Hure Buubaa ayaa yiri”farmaajo waa nin degan oo lixdii bilood ee uu xukunka hayay xiligii Rw uu ahaa muujiyay hogaan fiican kasbadayna shacbiyad fara badan’

Imsaaciil Hurre oo sii watay hadalkiisii ayaa yiri ”farmaajo waxaa iiga muuqata in uusan hayn taladii uu uga gudbi lahaa siyaasadii ku kaliftay in uu iscasilo xiligii Rw uu ahaa”’ hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ZqJqeAQRolk


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Ismaaciil Hurre Buubaa”farmaajo waxaa iiga muuqata in uusan hayn taladii uu uga gudbi lahaa siyaasadii ku kaliftay in uu iscasilo”"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading