Video:-ismiidaamiye isku dayay in uu isku qarxiyo Xuska Shuhadada oo la qabtay

Ciidamada amniga degmada Guriceel ayaa ka hortagay qof doonayay inuu isku qarxiyo munaasabad ka socotay meel fagaaro ah oo ku taalla degmadaasi.

Sawirro la soo dhigay internet-ka ayaa muujinaya dhowr askari oo qabtay nin la sheegaya inuu doonayay inuu is-qarxiyo.

Taliyaha ciidamada daraawiishta Galmudug, Jeneral Mascuud Maxamed Warsame,ayaa sheegay in ninka la qabtay uu xirnaa jaakad waxyaabaha qarxa lagu xiray, oo uu doonayey inuu is-miidaamiyo,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading