Jamhad hubaysan,ayaa loogaga dhawaaqay Magaalada burco ee Gobolka Togdheer Somaliland.
Jamhadan,ayaa kasoo horjeeda maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi hogaamiyo.
Sakaalka hogaamin doona Jamhada Badbaada Gobolada Waqooyi,ayaa sheegay in aysan udulqaadan doonin Muuse Biixi iyo cagajuglayntiisa.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.