Video:-Juba Air oo si rasmi ah ushaqo bilowday

Duulimaadkii ugu horeeyay ee Diyaarada Juba Air ay samayaso waxay saakay kaga soo duushay Caasimada Dalka Kenya ee Nairobi.

Madaxweynihii hore ee Koonfur-Galbeed,Shariif Xasan,Madaxweynihii hore ee Galmudug Abdikariim Guuleed iyo Xubno ka mid ah Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayay keentay Kismaayo Diyaarada Juba Air.

Masuuliyiintan iyo kuwo kale oo ilaa beri la sugayo waxay ka mid yihiin martida sharafta lagu casumay caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe oo dhawaan dhici doona,hoos ka daawo muuqaalka

Hakan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading