VIDEO: Jubbaland oo daah-furtay Mashruuca daaweynta Xoolaha.

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah furay Mashruuca daaweynta Xoolaha.

Waxa uu kula dardaarmay ganacsatada iyo xoola dhaqatadaba inay ilaaliyaan badqabka iyo xanaanada Xoolaha.

Si kor loogu qaado tirada iyo tayada Xoolaha waxaa muhiim ah in laga daweeyo cudurada kuwaas oo keeni kara hoos u dhaca wax soo saarka xoolaha sahlina karana in Xooluhu si fudud ku dhamaadaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading