Waxaa maanta magaalada hargaysa ka furmay kalafadhigii 62-aad ee Golaha Guurtida Somaliland,
Kalfadhigan ayaa waxaa furay oo shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Gaal.
Qodobada horyaala kala fadhigan ayaa waxaa ka mid ah mudadii Madaxweynaha iyo Golayaasha Somaliland oo gaba gaba maraya iyo dawlada cusub ee Fadaraaalka Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Video:-Kalafadhigii Golaha Guurtida Somaliland oo furmay iyo Qodobo xasaasiya oo horyaala"