Video:-Keating”Mucaarad Wadaniya iyo Xukuumad dan guud ilaalinaysaa kama jirto Somaliya”

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating oo xilka uu kasii dhammaanayo ayaa sheegay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida.

Wareysii uu VOA siiyey ayuu Keating ku sheegay in loo baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan Soomaalida, si waddanka faa’iidadiisa dhaqaale iyo khayraadkiisaba loo soo saaro.

Keating ayaa sheegay inaysan ahayn wax sahlan horumar la sameeyo iyadoo Al-Shabab iyo kooxaha kale ee xagjirka ah ay isku dayayaan inay minja-xaabiyaan dadaallada, balse waxa uu ugu baaqay inay Soomaalidu isku tanaasulaan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading