VIDEO: Kebarco oo dhamaystirtay laamiga bartamaha degmada Burtinle

Shirkadda Kebarco ayaa dhamaystirtay laamiga bartamaha degmada Burtinle gaar ahaan, 1 KM oo ku timid balan qaad uu sameeyay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, muddo 10 berri oo ay balan qaaday.

Sidoo kale, Mulkiilaha Shirkadda Kebarco Ahmed Baabaraqiis, ayaa 200 oo mitir ku daraya laamida degmada Burtinle isagoo u sadaqaystay aabbiis, Xassan Yacquub Baaburaqiis, Eebbe ha u naxariiste.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading