VIDEO: Kenya oo deegaan cusub ka sameynaysa xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya

Xaalada Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya oo meel sare gaareysay, kadib markii Kenya sheegtay in sidii Israil ay sameyneyso deegaan aan cidna laheyn oo xuduuda Soomaaliya ku toosan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading