Video:-Kenya oo ka mamnuucday dalkeeda 66-Sarkaal

Kenya ayaa soo saartay liis ay ku qoran yihiin 66 sarkaal oo Soomaali ah kuwaasoo laga mamnuucay inay galaan gudaha dalka Kenya.

Waxaa kujira liiskan saraakiil Soomaali Kenyan ah oo ay isku qabiil yihiin Madaxweynaha Soomaaliya sida uu qory wargeyska Standard,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading