VIDEO: Khasaare ka dhashay dhisme ku dumay Muqdisho

17 Ruux oo 5 kamid ah ay dhaawac yihiin, ayaa laga soo bad baadiyey Guri ku yaal degmada Xamar-wayne ee magaalada Muqdisho oo xalay ku dumay dadkii degnaa.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Finish oo booqday goobta ay dhacdadu ka dhacday degmada Xamar Weyne ayaa ka warbixiyay qasaarihii ka dhashay dhisma qadiimi ah oo kusoo dumay qoysas danyar ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading