Video:-Khayre oo ku dhawaaqay in doorashadu xiligeedii ku qabsoomayso mudo kororsina uusan jirin

“Waa in doorashadu ay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, lagana fogaadaa in lagu shaqeeyo fikir ku saleysan mudo kordhin sababtoo ah mudo kordhintu waxay horseedi kartaa qalalaase siyaasadeed, mid amni iyo mid dastuur”Ayuu RW Khayre.

Sidoo kale waa in laga wada shaqeeyaa sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho loowada siman yahay lagu qanacsan yahay Somalina ay kawada tashatay”Ayaa lagu yiri warka kasoo baxay golaha Wasiirada Fadaraalka.

Hadalkan kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada oo uu shir gudoominayay Khayre,ayaa umuuqda mid dhabarka looga jabinayo hankii Farmaajo ee mudo kororsiga.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading