Video:-Khilaafkii Baarlamaanka Somaliland oo la xaliyay

Khilaafkii golaha wakiillada Somaliland ee ka dhashay doorashada guddoomiyaha golahaas ayaa maanta la soo afjaray.

Mudanayaal ay ka mid yihiin guddoomiyihii hore ee xilka banneeyay ee golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cirro, guddoomiyaha cusub Baashe Maxamed Faarax iyo xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo xilkaasi u tartamayay, isla markaana sheegay in isaga la doortay balse tirada la qalday, ayaa mar dhawayd warbaahinta wadajir ugu sheegay in khilaafkaas lagu soo afjaray in guddoomiyaha rasmiga ah ee golahaasi yahay Baashe Maxamed Faarax,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/pFIzptCU5xg

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading