Video:-Khudbadii Madaxweyne Axmed Madoobe Ee Shirka SPF

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa maanta kaga qeybgalay hab maqal iyo muuqaal ah shirka iskaashiga Soomaaliya iyo beesha Caalamka.Madaxweyne Axmed Madoobe,ayaa khudbadiisa kaga hadlay arimo fara badan oo ku aadan xaalada dalku hada marayo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading