Video:-Khudbadii Madaxweyne Gaas ee xaflada London

“Waxaan ku raacsanahay Maryan Mursal oo waxaan leeyahay dhamaanteen waan wada farmaajeysanahay, waxaan leenahay farmaajo noo wada geeya, Laakiin farmaajo noogeeya waxay rabtaa in wax lagu daro, runtii waxa idiin muuqda waxaa waaye socodkayagu , tafararuq mahan, waa midnimo Soomaaliyeed oo uu nagu hogaaminayo Madaxweynahayagu taasi ayaan u nimi london”ayuu yiri Madaxweyne Gaas.
 
Hadaladaas waxay qayb ka ahaayeen khudbadii madaxweyne Gaas ee xaflada London.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/kI2TumJKG6U


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading