Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo Corneal Indhasheel, waxgarad, siyaasiyiin iyo aqoonyahan ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa magaalada Buuhoodle si rasmi ah ugaga dhawaaqay inay taageersan yihiin howlgalka ciidanka difaaca Puntland Soomaaliland kaga xoraynayaan goboladaasi,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.