Video:-Ku dhawaad 300-Qof oo ku Geeriyooday Dhul gariirka ka dhacay Indoniisiya

Ugu yaraan 268-Qof,ayaa ku dhintay Dhulgariir cabirkiisu yahay 5.6 oo ku dhuftay galbeedka Java ee dalka Indoniisiya.

Isbitaalada Gobolka waxaa buux dhaafiyay Caruur ku dhaawacantay Dhulgariirkaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading