Video:-Kulan looga xaajoonayo amaanka oo ka dhacay Kismaayo

Wasiirka Amniga Jubaland,ayaa kulan la qaatay laamaha amaanka ee kala duwan.

Kulanka oo lagu gorfaynayay xoojinta amaanka guud ahaan Jubaland xiliga bisha Ramadaan lagu guda jiro,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading