Video:-Kulan muhiim ah oo caawa Garowe ka dhacay

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BJFS, Madaxweynaha Jubbaland iyo Qaar kamid ah Musharixiinta Madaxweynaha DFS ayaa maagaalada Garoowe ku yeeshay kulan looga hadlay xaalada Guud ee dalka, gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading