Video:-Kulanka Baarlamaanka wakhtigiisu dhamaaday iyo Madaxweynaha Maalintu uhartay

Baarlamaanku Sadex fikradood,ayuu u kala jaban yahay oo kala ah…

1.Qayb leh Dalku doorasho ha aado.

2.Qayb leh Baarlamaanka oo kaliya Sanad haloogu daro.

3.Qayb leh Baarlamaanka iyo Madaxweynaha haloogu daro Sanad.

Maanta wax mudo kordhin ah oo ay isku dayayaan majirto,balse way dhagaysanayaan beri ayayna dood galinayaan.

Xamar meel adag bay ka dagatay…

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading