Video:-Kulankii Aqalka-sare Ee Baarlamaanka oo furmay

Waxaa goordhow furmay kulanka Golaha Aqalka Sare oo Ajendihiisu yahay…

  1. Warbixin kooban Guddigii doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare.
  2. Dhismaha iyo Ansixinta Guddiga Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
    Xarunta Golaha Aqalka Sare.
  3. Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare MCabdi Xaashi Cabdullaahi,ayaa sharraxay habraaca Guddiga Doorashada Madaxwaynaha ee layska rabo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading