VIDEO: Kumanaan Shacab ah oo salaad ciida ku oogay garoonka ciyaaraha Jigjiga

Kumannaan qof oo muslimiin ah ayaa salaadda sunaha ah ee munaasibadda ciida ku tukaday garoonka weyn ee kubadda cagta magaalada Jig-jiga; Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, ayaa bulshada kala qayb’galay munaasibadda ciida.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading