Video:-Laftagareen oo gaaray Xudur markii ugu horaysay

Madaxweynaha kusoo baxay doorashada sida weyn loogu muransanaa Laftagareen,ayaa booqashadisii oo uga baxo baydhabo ku tagay magaalada Xudur.

Laftagareen waxaa kusoo dhaweeyay magaalada markuu gaaray maamulka Gobolka,saraakiisha amniga iyo shacab.

Lafatagareen,ayaa doorashadisii muranka dhalisay,kadib waxuu sheegay waxa ugu horeeyo ee uu ku dhaqaaqayo in ay tahay dib u heshisiin uu ka dhaex bilaabayo reer koonfur-Galbeed.hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading