VIDEO: Laftagareen oo xariga ka jaray Tawerka cusub ee garoonka diyaaradaha Baydhabo

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo uu wehliyay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Duraan Faarax ayaa maanta xariga ka jaray Tower ama Minaarada garoonk diyaaradaha Shaatigaduud ee magaalada Baydhabo, kaasoo ay maalgelisay Hey’adda ICAO.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading