leyla Cali oo ah musharax u taagan tartanka doorashada Xildhibaanada Fadaraalka ee dalka Sweden,ayaa si maqaab sare leh loogus ood haweeyay maanta Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug Puntland.
Leyla oo maalmahan booqasho ku joogtay dalka ayaa kasoo kicitintay xarunta dowlada Fadaraalka Somaliya Magaalada Muqdisho.
Waxaa la filayaa in ay maalmaha soo socad ku sugnaato Puntland ,sial markaana kulamo la qaadato madaxda Puntland ugu saraysa.
Hadaba hoos ka daawo muuqaalka sida maqaabka leg ee loosood haweeyay isagoo faahfaahsan
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.