Video:-Maalinkii Sadexaad ayay Diiwaangelintu ka socotaa Gobollada Sanaag iyo Haylaan

Qaar ka mid ah bulshada Degmada Badhan oo maanta si mug leh usoo buuxiyay goobaha diiwaangelinta,ayaa ka hadlay dareenkooda iyo diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Qof iyo Codka ah ee Puntland.

Sidoo kale Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ayay diiwaangelintu uga socotaa si habsami leh Dadkuna si weyn ugu soo baxay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading