Video:-Maamulka Gobolka iyo Taliska Qaybta Nugaal oo ka hadlay shaqaaqo dhacday

Taliska qaybta Booliska Gobolka Nugaal,ayaa shaqadii ka joojiyay qayb ka mid ah Ciidanka Booliska.

Kadib shaqo ka eryida uu sameeyay Talyaha qaybta Booliska waxaa dhacay is fahan waa soo kala dhexgalay Ciidankii shaqada laga joojiyay iyo Taliska qaybta.

Isfahanwaagaas ayaa sababay isku dhac kooban oo keenay dhaawaca Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska.

Gudoomiyaha Gobolka Nuugaal iyo Talyaha Booliska qaybta Nuugaal,ayaa ka hadlay arinkaas faahfaahina ka bixiyayy siad wax u dhaceen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading