Shacabka iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa wada Gurmadka Qardho. Wajiga koowaad ayaa galabta u soo amba baxay Gobolka Karkaar ee Degmada Qardho, waxaan la filayaa inuu saacadaha soo socda uu gaari doono halkaasi.
Gurmadkan maamulka degmada Gaalkacyo ayaa 551 qoys u diyaariyay Raashinkooda Gogoshooda.Ninkay ku hadhay Hawli haysaa.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.