Maamulka Minisota ee Dalka Maraykanka oo ugu baaqay Oromada iyo Somalida Itoobiya in ay coladaha dhexdooda ah joojiyaan,isla markaana wada xaajood arimaha ay isku hayaan.
Sidoo kale waxuu maamulka Minisota ugu baaqay raisalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed in uu wax la taaban karo qabto sidii ay u istaagi lahaayeen dagaalada socda.
Oromda iyo Somalida Itoobiya ,ayaa waxaa ka dhex socda colaado ay dad badanu ku le’deen,isla markaana barakac xoog leh dhalisay.
Dowlada fadaraalka Itoobiya ,ayaan ilaa iyo hada wax la taaban karo ka qabaan joojinta colaadahaas lagu riiqday.
Hadaba hoos ka daawo muuqaalka baaqa uu maamulka Miinisota soo saaray.oo uu saxaafada u akhriyay Gudoomiye Cabdi Warsame.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.