Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi,ayaa maanta shir Guddoomiyeey shir ay isugu yimadeen Madaxda Mashaariicda ay Bangiga Adduunka Puntland ka wadaan.
Shirka,ayaa Muhiimadda lagu saaray qorshayaasha Fulay ee mashruuca Tayaynta Hay’ada Dowladda ee CIP, iyo qorshayaasha hortebinta leh ee u qorshaysan mashruuca CIP.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.