Video:-Madaxa Hidasidaha Puntland oo waraysi xiiso leh bixiyay

Baarista Forensics science ee Hay’adaha Garsoorka Puntland ufududeeyay in ay ka gaaraan go’aan sax ah kiiskii Caa’isho Ilyaas oo ay ad kayd kala saaristiisa iyo go’aan qaadashadiisa waa la mahdiyay.

Dowladii Madaxweyne Gaas ee hirgalisay iyo Madaxa Xaruntaas Cabdirashiid bogaadin bay mudan yihiin.

Puntland sharaf bay u tahay in guud ahaan Somaliya ay tahay qaybta ay ka jirto Baaristaas.

Dr.Cabdirashiid waa hanti ma guurta ah.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading