Madaxii Hay’ada Caafimaadka Aduunka WHO horayna usoo noqday Wasiirkii arimaha dibada ee Itoobiya Attoo Tedros,ayaa aad udhibsaday erayo loo adeegsaday cunsirayad iyo aflagaado uu ku tilmaamay.
Tedros waxaa ku socda kacdoon looga soo horjeedo oo larabo in lagu khasbo iscasilaad.
Kacdoonkaas waxaa saldhig looga dhigay in uu maarayn xumo muujiyay xiligii uu bilaabanayay Xanuunka Corona.
Attoo Tedros waxaa lagu eedeeyay in uu Shiinaha laaluush ka qaatay,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.