Video:-Madaxda Dhuusamareeb ku shirsanayd oo casho sharaf sagootin ah loo sameeyay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay xaflad lagu soo gunaanaday Shirkii wadatashiga ee Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu qabtay magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Dowladda Puntland ayaa uga mahadcelisay Galmudug dowladd iyo shacaba martigelinta shirka, Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani ayaa ka warbixiyey.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading