Video:-Madaxda Wadamada ku bahoobay IGAD hoos ayay udhigeen Ashtakadii Somaliya

“Waxaa la abaabulayaa Warmurtiyeed yar oo Somaliya iyo Kenya ay soo wada saaraan maalmahan”Ayuu yiri Afyare.

“Somaliya ma haysato Card badan oo ay isticmaasho sida Kenya ay u haysato,Jubaland,Somaliland iyo Ganacsiga”Ayuu yiri Afyare markale.

Kulankii IGAD arinta Kenya Somaliya laguma soo darin Ajandaha,sidoo kalena Warmurtiyeedka.

Waxaa laysla gartay in si hoose loo xaliyo oo kulamo gaar gaar ah lagu dhameeyo.

Madaxda Wadamada ku bahoobay IGAD hoos ayay udhigeen Ashtakadii Somaliya.

Arintaas waxay dharbaaxo ku tahay Farmaajo oo sii sheegay in kulanka isagu dalbaday oo Kenya lagu wada hadal siinayo,hoos ka daawo.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading